Dowlado waaweyn oo ku kala yaalla Waqooyiga Ameerika, Yurub iyo Bariga Aasiya ayaa kordhinaya diyaar-garowga loogu talagalay ...
ISTANBUL (Goobjoog News) — Wasiirrada arrimaha dibadda ee siddeed dal oo ka kala socda Bariga Dhexe iyo Yurub ayaa magaalada Istanbul ka sameeyey jiho diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in lagu ...
Haddii aad moodaysaan sheekada “burburka nidaamkii caalamiga ahaa” inay tahay hadaltiro aan dhab ahayn, kaalaya Geeska Afrika, si aad u aragtaan xaqiiqadiisii oo dhulka taalla. Dalalka gobolkan oo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Cabdulqaadir Cumar Macalin u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Dibadbaxyo ay hoggaaminayaan dhallinyaro iyo arday ayaa ka socda dalalka Faransiiska, Talyaaniga, Belgium iyo Albania, kuwaas oo muujinaya cabasho sii xoogaysanaysa oo la xiriirta mustaqbalka jiilka ...
Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka tartanka CECAFA U17 ee isreeb-reebka Koobka Qaramada Afrika 2026, kaddib markii ay rigoorayaal kaga adkaadeen xulka ...
Ruushka oo Itoobiya iyo Eritrea u Bandhigay Dhexdhexaadin Xilli Xiisadda Labada Dal ay Sii Kordhayso
Dowladda Ruushka ayaa soo bandhigtay inay fududeyso wada-hadallo u dhexeeya dalalka Itoobiya iyo Eritrea, xilli ay sii kordhayaan xiisadaha u dhexeeya labada dal ee deriska ah. Wasiir Ku-xigeenka ...
BAYDHABO (Goobjoog News) — Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa goordhow si rasmi ah ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Bardaale ee ...
Eritrea uga digtay inay mamnuuci karto dhammaan muwaadiniinta dalkaas inay soo galaan Britain, haddii dowladda Eritrea ay diido inay dib u qaabisho muwaadiniinteeda ku galay UK doonyo yaryar ama lagu ...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka ...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhaliil culus u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka, isaga oo ku eedeeyay inay shacabka ku abuuraan cabsi iyo walaac la xiriira xaaladda dalka, ...
Wararka ka imanaya magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in maleeshiyaad taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ay la wareegeen magaaladaas ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results