Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa laba urur oo ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor geysay magaalada ...
Dowlado waaweyn oo ku kala yaalla Waqooyiga Ameerika, Yurub iyo Bariga Aasiya ayaa kordhinaya diyaar-garowga loogu talagalay ...
JOWHAR (Goobjoog News) — Heerka biyaha Wabiga Shabeelle ee magaalada Jowhar ayaa si weyn sare ugu kacay, iyadoo digniino laga soo saarayo fatahaad saamayn karta magaalada, degmada Balcad iyo ...
Laba garoon diyaaradeed oo ku yaalla koonfurta Boqortooyada Sacuudiga ayaa fiidnimadii Isniinta, 5-dii Oktoobar 2026, lagu qaaday laba weerar oo kala duwan, sida ay xaqiijisay Hay’adda Guud ee ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Baqdaad kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq, ...
Muqdisho, 13 Oktoobar 2026 — Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ayaa liiska cunaqabateynta maaliyadeed ku daray 10 qof oo uu guddigu ku ...
Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka tartanka CECAFA U17 ee isreeb-reebka Koobka Qaramada Afrika 2026, kaddib markii ay rigoorayaal kaga adkaadeen xulka ...
Dibadbaxyo ay hoggaaminayaan dhallinyaro iyo arday ayaa ka socda dalalka Faransiiska, Talyaaniga, Belgium iyo Albania, kuwaas oo muujinaya cabasho sii xoogaysanaysa oo la xiriirta mustaqbalka jiilka ...
Muqdisho, 13 Oktoobar 2026 — Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u ansixisay natiijada doorashada ku-celiska ah ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 164-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanno ku teedsan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo ...
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa amray in la xoojiyo tallaabooyinka looga hortagayo cudurka Ebola, kaddib markii dalka laga xaqiijiyay kiiskii ugu horreeyay ee cudurkaasi oo dibadda laga soo ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyay xubnaha Guddiga Maamulka ee Shirkadda Kalluumaysiga Qaranka Soomaaliyeed, kaddib soo jeedin ka timid ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results