Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa laba urur oo ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor geysay magaalada ...
Dowlado waaweyn oo ku kala yaalla Waqooyiga Ameerika, Yurub iyo Bariga Aasiya ayaa kordhinaya diyaar-garowga loogu talagalay ...
ISTANBUL (Goobjoog News) — Wasiirrada arrimaha dibadda ee siddeed dal oo ka kala socda Bariga Dhexe iyo Yurub ayaa magaalada Istanbul ka sameeyey jiho diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in lagu ...
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashooyinka hoggaanka iyo guddonnada dowlad-goboleedka Hirshabeelle, iyadoo hawlaha doorashadu ay ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Baqdaad kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq, ...
Haddii aad moodaysaan sheekada “burburka nidaamkii caalamiga ahaa” inay tahay hadaltiro aan dhab ahayn, kaalaya Geeska Afrika, si aad u aragtaan xaqiiqadiisii oo dhulka taalla. Dalalka gobolkan oo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Cabdulqaadir Cumar Macalin u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Dibadbaxyo ay hoggaaminayaan dhallinyaro iyo arday ayaa ka socda dalalka Faransiiska, Talyaaniga, Belgium iyo Albania, kuwaas oo muujinaya cabasho sii xoogaysanaysa oo la xiriirta mustaqbalka jiilka ...
Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka tartanka CECAFA U17 ee isreeb-reebka Koobka Qaramada Afrika 2026, kaddib markii ay rigoorayaal kaga adkaadeen xulka ...
JOWHAR (Goobjoog News) — Heerka biyaha Wabiga Shabeelle ee magaalada Jowhar ayaa si weyn sare ugu kacay, iyadoo digniino laga soo saarayo fatahaad saamayn karta magaalada, degmada Balcad iyo ...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhaliil culus u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka, isaga oo ku eedeeyay inay shacabka ku abuuraan cabsi iyo walaac la xiriira xaaladda dalka, ...
MUQDISHO (Goobjoog News) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaas oo uu ka wado ...