Kadib markii Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige ka hadlay qorshaha soo saarista lacagta cusub ee dalka, iyadoo la ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni Deni ayaa farriin u diray madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kala dhexeeyo khilaaf xooggan oo soo jiitamayay muddo afar ...
Ronald Lauder, the American billionaire who heads the World Jewish Congress and was once a close confidant of Benjamin Netanyahu, has accused the Israeli prime minister of sacrificing opportunities ...
Maleeshiyada hubeysan ee loo yaqaano macawisley ayaa maanta la wareegay qaybo ka mid xerada Lamagalay ee magaalada Beledweyne, halkaas oo ay ku yaallaan xarunta gobolka Hiiraan iyo saldhig ciidan oo ...
Ciidanka Badda Itoobiya oo kaashanaya Midowga Yurub ayaa maanta soo gabagabeeyay shir goboleed ku saabsan amniga badda oo muddo afar berri ah ka socday magaalada Addis Ababa. Saraakiil ciidan oo ka ...
Dooni ganacsi ayaa ku gubatay marinka Hormuz, kaddib markii uu haleelay gantaal ama walax aan la aqoonsan, sida ay sheegtay hay’adda howlgallada ganacsiga badda ee UK (UKMTO). Ganacsato Soomaaliyeed ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maalmaha soo socda safar kooban ku tago magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweyne Deni wuxuu sida qorshaysan dhagax ...
Booliska gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ay qabteen 8 kartoon oo ay ku jiraan kiniiniyada maanka dooriya ee Bili-biliga iyo Tramadol. Ku-simaha taliyaha qaybta Booliska gobolka Mudug ahna ...
Mogadishu (PP News Desk) — The United Nations (UN) will close its political mission in Somalia on 31 October 2026, after more than 34 years of helping the country build peace and improve its ...
Madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay kulan la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland, islamarkaana hadda ku sugan magaaalada Muqdisho. Sheekh ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ugu baaqay dhammaan qaybaha kala duwan ee Soomaaliya in ay isugu timaadaan shir deg deg ah oo looga arrinsado xaaladda dalka. Madaxweyne Deni wuxuu ...
Guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiweli Jibriil Bayle ayaa soo saaray amar mamnuucaya in Gaalkacyo iyo magaalooyinka kale ee gobolka dhexdooda lagu qaato hub. Amarkan ayaa lagu sheegay in uu yahay mid ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results